Introducing myself - in somali
waxaan ahay nin wales (UK) ka yimi waxaanna jecel ahay inaan afaf baranayo. waxaan jecel ahay dad badan waxaanna jecel ahay inaan afafkeeda baranayo.
Af mid ka mid afafafkan waa af soomaali. Afafka afrika waa aad u xiiso leh yihiin - waxaal badan internet ku ma jiirto sidaas darteed waxaan doondoonayaa nin ama naag u hadalaa / hadashaa af soomaaliga inay ii caawin doonaan. Waxaan rajaynayaa inaan heli karo cid.
fadhlan, "warya" ii sheega!
aad u mahadsanid