Search from various English teachers...
United States flagSallie Anna
Isbuucaan Maanta waa khamiis. Waxaan ku shaqeeyaa matxaf dhakanka maanta. Waxaan ahay cilmi-dhaqanka. Matxafka waa ee Norway joogaa. Waxaanu leenahay bandhigaa ku saabsan dhaqanka maxalliga ah. Hadda waa bandhigida ku saabsan dambiil dhaqanka ee Norway iyo Poland. Waa dadka Polish badan halkan joogaa. Shalay waxay ahayd arbaca. Shalay waxaan ku shaqeeyaa dukaanka. Waxaan ku shaqeeyaa dukaanka laba ama saddex maalmood todobaad kasta. Waxaan sameeyaa lacag dheeraad ah dukaanka. Waxaan kulmayaa dadka badan dukaanka. Waa fiican. Berrito waxaa weeye Jimce. Berrito waxaan ku shaqeeyaa dukaanka mar kale. Ka dib saaxiibo baan boqasho.

Corrections · 1

0

Isbuucaan

Maanta waa khamiis. Waxaan ka shaqeeynaa matxafka dhakanka maanta. Waxaan ahay . Qof bartay cilmiga Dhaqanka . Waxaanu leenahay bandhig ku saabsan dhaqanka maxalliga ah. Hadda waa bandhig ku saabsan dhaqanka ee Norway iyo Poland. Waxaa halkaan joga dad badan oo  Polish ah 
Shalay waxay ahayd arbaca. Shalay waxaan ka shaqeynayay dukaanka. Waxaan ka shaqeeyaa dukaanka laba ama saddex maalmood todobaad kasta. Waxaan sameeyaa lacag dheeraad ah dukaanka. Waxuu kulmiyaa dad badan dukaanka. Waana dukaan fiican.

Berrito waxaa weeye Jimce. Berrito waxaan ka shaqeyn dona  dukaanka mar kale. Ka dib saaxiibo badan baan boqanya 

Want to progress faster?

Join this learning community and try out free exercises!

Don’t miss out on the opportunity to learn a language from the comfort of your own home. Browse our selection of experienced language tutors and enroll in your first lesson now!

Start Learning Today