Search from various English teachers...
United States flagSallie Anna
A Somali paragraph about my day Manta waan ka shaqeeyey suuqa. Dabadeedna cunto baan iibsaday. Hadda waxaan qorayaa iyo akhriyaa af-Soomaali iyo dhegayaa muusiko soomaali. Berri waxaan doonaa ina shaqayo mar kale. Ka dib waxaan doonaa ina casheeyo saaxiibadayda. Waxaan inaanayaa ina kariyo cunto casho. Saaxiibbaday waxay doonaan ino kariyno cunto casho sidoo kale.

Corrections · 2

1

A Somali paragraph about my day

Maanta waxaan ka shaqeeyey suuqa. Dabadeedna cunto baan iibsaday. Hadda waxaan qorayaa iyo akhriyaa af-Soomaali iyo waxaan dhegaysanayaa muusiko soomaali. Berri waxaan doonayaa in aan shaqayo mar kale. Ka dib waxaan doonayaa inaan casheeyo saaxiibadayda. Waxaan u imaanayaa inaan kariyo cunto casho. Saaxiibbaday waxay doonaan inaan karino cunto casho sidoo kale.
0

A Somali paragraph about my day

Manta waxaan ka shaqeeyey suuqa. Dabadeedna cunto baan iibsaday. Hadda waxaan qorayaa iyo akhrinayaa af-Soomaali waxaan dhagsana yaa muusiko soomaali. Berri waxaan doonaa ina shaqayo mar kale. Ka dib waxaan doonaa ina la casheeyo saaxiibadayda. Waxaan donaya inaan u kariyo casho . Saaxiibbaday waxay ila  doonaan ina u kariyo cunto casho.

Want to progress faster?

Join this learning community and try out free exercises!

Don’t miss out on the opportunity to learn a language from the comfort of your own home. Browse our selection of experienced language tutors and enroll in your first lesson now!

Start Learning Today